|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Somaliland iyo Jaamacada Hargeysa oo Kala Saxeexday Heshiis Wada-shaqayneed
April 29, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Maxkamada sare ee Somaliland iyo Jaamacada Hargeysa ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday heshiis wadashaqayneed oo noqon doona iskaashi iyo sidii Jaamacada Hargeysa ay deeqo waxbarasho u siin lahayd bahda Garsoorka Somaliland. Dhinaca kale heshiiskan waxa dhanka Maxkamada sare qalinka ugu duugay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, halka Jaamacada Hargeysana uu qalinka ugu duugay Guddoomiyaha Jaamacada Hargeysa Prof: Maxamuud Yuusuf Muuse.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews Desk Hargeysa Office Related posts:DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Hada Shaacisay Magaca Shirkadii Dalka Keentay Shidaalka Wasakhaysan... “Jamaal Iyo Faysal Waxaan Farayaa Dardaaran Odaytinimo, Talo Guurtinimo, Iyo Waano Waayeelnimo”Xaaj ... Maanta oo Kale 27 Sannadood Ka Hor iyo General Jidhif {Jidkii Nabadda Somaliland} Hargeysa, November... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|