”Madaxweyne Dimuqradiyada Haku Tuman, Ama Saraakil Usoo Magacow Maayarada”,,Xildhibaanada Golaha Deegan Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Madaxweyne Dimuqradiyada Haku Tuman, Ama Saraakil Usoo Magacow Maayarada”,,Xildhibaanada Golaha Deegan Burco.
April 11, 2019 - Written by Editor:

BURCO(W,N) Qaarkamida xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco ayaa si adag uga horyimid waxka badal xukuumadu ugudbisay golaha wakiilada somaliland oo mudanayaasha golaha deegaanka dalka ka dhigaya bilaa xasaanad.

Xildhibaanada golaha deegaanka burco ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in aanu ku tumanin hanaanka dimuqraadiyada dalka ,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS