|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxweynaha Waxaan Leeyahay Iscasil” Siyaasi Mustafe Shiine Oo Si Adag Uga Hadlay Dilkii Loo Gaystay Labada Sarkaal.
April 30, 2019 - Written by Editor:LONDON(W,N) Siyaasi mustafe cabdi ciise (shiine) oo xilka badhasaabnimo kasoo noqday gobolo badan oo Somaliland ah xukuumadii Axmed Siilaanyo ayaa si kulul ucanbaareeyay dilkii foosha xumaa ee lagu dilay taliyihii iyo taliyekuxigeenkii Degmada gar adage e gobolka sanaag, isagoo xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay ka gaabisay badbaada labadaa sarkaal oo mudo shan maalmood ah la ogaa xaalada ay ku sugan yihiin Sidoo kale Mustafe shiine ayaa ku baaqay in madaxwayne muuse biixi iscasilo xilka laga caydhiyo wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha ciidanka booliska. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Ay Jabuuti Ku Kulmayaan Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Farma... BURCO Wasiirka Shucayb Oo Lugtii Koowad Ee Safarkiisa Ku Tallaabsaday Qoddob Dhiirigeliyey Warshadle... Daawo: Sida Ay Codaynta Doorashada Madaxtooyadu Uga Socto Gobolka Gabiley Iyo Dareenka Shacabka Ee M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|