Hambalyo Hambalyo Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax.Gob iyo Nasabaa Is helay
Dhamaan Maamulka, masuuliyiinta iyo shaqaale waynaha Shirkada Gaafane Company Waxay dhambaal hambalyo Meher ah udirayaan Mudane Axmed Xasan Cumar Iyo Marwadiisa Nimco Sayid Axmed oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargaysa gaar masaajidka Cumar Cismaan Maalintii Khamiistii Ee Bishu Ahayd 11-04-2019.
Sidoo kale waxaa qoyskan cusub hambalyo taalamida hawada umarinaya!
Xasan cali aadan
Muuse mawliid Aw Nuux
Sacad Xaaji Maxamuud Gadhle
Yuusuf Jaamac Xirsi iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Xuseen maygaag iyo xaaskiisa
Axmed Almis iyo Xaaskiisa .
Waxaan Allah uga baryayaa inay noqdaan labdii isku waara ubad khayr qabana kala hela.
Waxa idiinku ducaynayaa Ducadii Nebiga SCW باركماالله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في الخير