Maamulka Degmada Iyo Maxkamada Wajaale Oo Fagaare Ku Gubay Mukhaadaraad iyo Badeeco Dhacday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Iyo Maxkamada Wajaale Oo Fagaare Ku Gubay Mukhaadaraad iyo Badeeco Dhacday
April 27, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa(W.N): Maayar ku xigeenka Degmada Tog-wajaale Mursal Nuux Cismaan iyo Gudoomiyaha maxkamada iyo taliyaha booliska ayaa maanta fagaare ku gubay mukhaadaraad tiro badan iyo badeecooyin wakhtigoodii dhacay oo la rabay in suuqa la galiyo. Waa kuwan Ee Daawo masuuliyiintaasi oo arimahaasi ka hadlaya:

DAAWO; MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS