|
|||||
WAJAALE NEWS
Hordhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Wasiir Qambi, Muxuuse Ka Yidhi Muranka Madaxtoyada Cusub+Baadhista Hantidhowrka?
April 22, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” oo lala yeeshay waraysi xaasaasiya oo hordhac ah, ayaa ka hadley arimo la xidhiidha muranka xoogan ee hada ka taagan dhulka laga dhisayo Madaxtooyada cusub ee Somaliland, baadhista Hantidhowrka guud kawado Wasaaradiisa iyo xadhiga xafiiska Agaasimihiisa guud iyo arimo kale oo xaasaasiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews Desk Hargeysa Office Related posts:Madaxwayne Biixi Iyo Farmaajo Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Adis Ababa Iyo Xogaha Laga Helayo! Badhasaabka Gobolka Sanaag iyo Hay”adda SDF oo Kormeeray Dhismaha Dugsiga Boodhinka Dayaxa Ee Ceerig... “Musharixiinta Xisbiyada Ee Kursigu Umuuqdo, Midwalba Xeerka Iyo Go,aanka Maxkamada Wuxuu Ufasiranay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|