|
|||||
WAJAALE NEWS
Hambalyada Meherka Sacad Muuse Iyo Xanaan Axmed Oo Kulmisay Badi Haldoorka Somaliland!
April 11, 2019 - Written by Editor:Munaasibada Meherka mudane Sacad Muuse Ibraahim Iyo Marwo xanaan Axmed Gaas oo maanta ka qabsoomay Magaalada Hargaysa gaar ahaan Huteelka Green Plaza.. Xaflada Meherka ayaa ahayd loo soo agaasimay si heer sare ah Waxaa kasoo qaybgalay badi haldoorka somaliland, Aqoonyahan ,madax dhaqameed ,aAbwaano Siyaasiyiin Madaxda ciidamada culimo awdiin iyo qaadiga degmada hargaysa oo madashan goob ka ahaa. Jawigga madasha meherka Sacad iyo Xanaan ayaa ahaa mid ay ku dheehnay kaftan, isbarasho iyo duco iyo hambalyo loo dirayay qoyska cusub ee kusoo biiray guryaha islaamka. Waxaana hambalyo udiraya meherka Sacad Muuse iyo Marwadiisa Xanaan Axmed Gaas shacabka reer Somaliland gudo iyo dabadba , Wasiirkii hore ee Wasarada Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse iyo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacabka Somaliland Qoyska cusub ee sacad iyo xanaan waxaan leenahay noqda qoyskii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo. Waxaanan Waxaan ugu ducaynaya ducadii rasuulka (NNKH) Baraka Laahu Laka Wabaraka Calayka Wajamaca Baynakuma Bilkhayr. Maxamed cali sheikh Cumar, Cabdiqaadir Xusee cirro wayne Aqooyhan adiraxiim bin daac Sacad faysal kaamil Siyaasi Xamse Cabdiraxaam Khayre Murashax Maxamed Sheikh Cabdiraxmaan Axmed Cismaan Xasan Abwaan xasan dhuxul laabsalax Mustafe maxamed khayre Mustafe aadan muuse Qoraa muxiyadiin jaamac xirsi Axmed Macalin cumar Maxamed Iid Sidoo kale waxaa hambalyo taa lamida udiraya Masuuliyiinta iyo hawlwadeenada shabakaha Wajaalenews.net iyo Gabileynews Waxaan leenahay noqda qoyskii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo Aamin Aamin
Related posts:New Meles May Come to Africa in Terms of 21st century Vission led By Youngest Man from Youngest Coun... Masaajidka La Jaarka Ah Wasaaradaha Waxbarashada, Beeraha & Maaliyadda, waxa ka muuqda Daranyo & Gog... Kulankii Faysal Cali-waraabe Ee Farmaajo Wuxuu Jawaab U Yahay Sawirkii Muuse Biixi Uu La Galay Isma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|