|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudomiyihii Horee Hay’adda Shaqalaha Dawladda Somaliland Sharmake Axmed Muxumed Gelle Oo maanta Si Rasmi Ah Xilkii Gudomiyenimo U Wareejiyay.
April 11, 2019 - Written by Editor:Gudomiyihii Horee Hay’adda Shaqalaha Dawladda Somaliland Sharmake Axmed Muxumed Gelle Oo maanta Si Rasmi Ah Xilkii Gudomiyenimo U Wareejiyay. Gudomiyihii Horee hay’adda shaqalaha dawladda somaliland sharmake axmed muxumed gelle oo maanta si rasmi ah ugu wareejiyay gudomiyaha cusub ee madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi uso magacabay xilkii gudomiyaha hay’adda shaqalaha dawladda somaliland oo mudo labo sano iyo sideed bilood uu hayay xilka ex gudomiye sharmake gelle ayaa shaqalaha qaranka somaliland ku xasuusan donan horumarka taabo galay ee uu ka hir galiyay dhamaan shaqalaha somaliland
Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Caawa Gurigiisa Ku Booqday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo. DAAWO; Sheekh Aadan Siiro Muxuu ka yidhi Doorashadii Xisbiga Kulmiye "Masaajidkan Ayaanu Uga Ololey... Safiirka Jsl Ufadhiya Dalka Jabuuti Oo Ka Warbixiyay Xaalada Kaluumaysato Reer Somaliland Oo Ciidama... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|