Guddoomihii Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Xilka Iska Casilay iyo Sababta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomihii Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Xilka Iska Casilay iyo Sababta
April 28, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Guddoomiyihii maxkamada gobalka Maroodi Jeex Axmed Dalmar ayaa maanta shaaciyey in uu iska casilay xilka gudoomiye-nimo.

Dhinaca kale Axmed Dalmar Ismaaciil guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa diiday Xilka loo Magacaabay ee ah inuu ka mid noqdo Garsooreyaasha Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex “Anigu shaqadii Garsoore-nimo ee aan Garsoorka u hayey waan iskaga tagay oo anigaa iskay uga tagay..” ayuu yidhi, Gar-yaqaan Dalmar oo Hargeysa kula hadlayey Warbaahinta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

 Hargeysa Office

COMMENTS
LINKS