|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomihii Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Xilka Iska Casilay iyo Sababta
April 28, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Guddoomiyihii maxkamada gobalka Maroodi Jeex Axmed Dalmar ayaa maanta shaaciyey in uu iska casilay xilka gudoomiye-nimo. Dhinaca kale Axmed Dalmar Ismaaciil guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa diiday Xilka loo Magacaabay ee ah inuu ka mid noqdo Garsooreyaasha Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex “Anigu shaqadii Garsoore-nimo ee aan Garsoorka u hayey waan iskaga tagay oo anigaa iskay uga tagay..” ayuu yidhi, Gar-yaqaan Dalmar oo Hargeysa kula hadlayey Warbaahinta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews Desk Hargeysa Office Related posts:Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Hadashay Rajadooda ku Aaddan Doorasho Diiwaan-gelin leh Oo Dalk... Badhasaabka gobolka Awdal oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo yeedhay Gudida Diifaca Maamulka Puntland DAAWO: Rooda Axmed Yasiin Oo Eedo Culus U Soo Jeedisay Wasiirka Biyaha Somaliland Kana Hadashay Khil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|