|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiillada Somaliland oo Meel-mariyey Xeerka Xawaaladaha
April 1, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiillada Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golahaasi Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa waxay Xildhibaannadu qodob qodob ugu codeeyeen Xeerka Xawaaladaha oo muddo hor-yaalay isla-markaana dhowr fadhi kaga doodeen. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Baashe Maxamed Faarax oo ku dhawaaqaya Natiijada u codaynta Xeerkaasi ayaa yidhi “Xeerka Xawaaladaha Somaliland waxa ansixiyey 35 Xildhibaan, 5 Xildhibaan way diideen, 7 Xildhibaan way ka aamuseen, xeerkaasi sidaas ayuu ansax ku yahay..” Xeerkana ayaa wuxuu ka kooban 28 qodob. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Maamulka Magaalada Tog Wajaale Malagu Aamini Karaa Banaynta Jidadka Gudaha Magaalada? Maxayse Hore ... Xildhibaanada G, Wakiilada Ee Gobolka Awdal Oo La filaayo Inay Shaaciyaan Go,Aan Ka Dhan Ah Heshiisk... DAAWO;Labada Xisbi Mucaarid Ee Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Guddida Guurtidu U Xil Saartay Ka Talo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|