|
|||||
WAJAALE NEWS
Faransiiska Oo Saldhigii Militery Ee Ay Ku Lahaayeen Jibouti, U Raraya Massawa Eritrea
April 9, 2019 - Written by Editor:Sida uu SHeegay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jibouti Ismaciil Cumar Geelle, oo horaanti todobaadkan weraysi siinaayay wergeyska Jeune Afrique, ee ka soo baxa dalka Faransiiska, ayaa shaaca ka qaaday, in saldhigii Military ee dalka Faransiisku ku lahaa magaaladda Jibouti, uu u rarayo dhinaca iyo magaaladda xeebta ah Massawa ee dalka Eritrea. “Madaxweyne Macron kulankii aanu bishii hore yeelanay, wuxuu ii sheegay inay u rari doonaan saldhigooda Jibouti ay ku lahaayeen, dhinaca Eritrea, iyagoo ka caawinaya Ethiopia, dhismaha ciidamadda badda, anaguna wanaag ayaanu u rajaynayna” ayuu Mr. Geelle ku yidhi weraysiga. Related posts:Daawo: Shaacabka Reer Ceerigaabo Oo Saaka U Dareeray Codaynta Doorashada Madaxtooyada Somaliland Xoola dhaqatada deegaanada degmada Saylac oo deeq Isugu Jirta Xoolo iyo Lacag Ugu deeqay Ciidanka qa... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Xildhibaan Cabdikarim Aw Cali Shabeel Oo Hargaysa Ku Geeriy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|