Dhismaha Goob Akhris oo Laga Dhagax-dhigay Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhismaha Goob Akhris oo Laga Dhagax-dhigay Gabiley
April 29, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)– Waxaa maanta magaalada Gabiley si rasmi ah looga dhagax dhigay dhismaha maktabad ay yeelanayso Gabiley oo ay hore u dhagax-dhieen Wasiiro ka tirsan Xukuumada.

Waxaa dhagax-dhiga dhismaha Maktabadan goob joog ka ahaa Maayirka magaalada Gabiley, Badhasaabka, Gudida gacanta ku haysa dhismahani iyo shirkada fulinaysa dhismahan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/avS2MDkCkyY

Wajaalenews Desk

Gabiley Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS