DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Kulan Layeeshay Masuuliyiinta Ururka Solja Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Kulan Layeeshay Masuuliyiinta Ururka Solja Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
April 9, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta jsl ee dhawaan madaxwayne biixi u magacaabay wasaaradan ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta ururka suxufiyiinta somaliland ee solja

Kualan ayaa ujeedadiisa lagu sheegay in ay tahay sidii ay wada shaqayn udhexmarin lahayd wasaarada warfaafinta iyo ururka solja

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS