HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somalialnd maxamed kaahin axmed ayaa shaaciyay magacyada gudida qaban qaabada xuska 18may ,
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada ay qaban doonaan gudida qaban qaabada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;