DAAWO; Taliyiihi Inqilaabka Sudan Oo Is Casilay Iyo General Cusub Oo La Wareegay + Xalaada Oo Wali Kacsan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Taliyiihi Inqilaabka Sudan Oo Is Casilay Iyo General Cusub Oo La Wareegay + Xalaada Oo Wali Kacsan.
April 13, 2019 - Written by Editor:

KHATUUM(W,N)Taliyihii inqilaabka talada kaga tuuray madaxwaynihii dalka suudaan cumar al bashiir ayaa iscasilay kadib mariiay dagi waayeen mudo haraadadii ay ay shacabka suudaan wadeen.

Sidoo kale tlada dalka suudaan ayaa waxaa xiligan la wareegay xaalada dalka suudaan ayaa wali kacsan waxaana goobaha  qaar ka socdo mudo haraado baahsan,

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS