|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Si Adag Uga Hadlay Tacadiga Xukuumadu Kula Kacday Qoyska Ina Xasan Dalab, Shacabka Ugu Baaqay Isku Soo Baxyo.
April 21, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Qoraal Cali Dool Axmed (cali qoryoolay) oo kamida siyaasiyiinta reer somaliland ayaa si adag uga hadlay talaabada xukuumadu kula kacday qoyska maxamed xasan dalab oo dhulkii ay deganayeen madaxwaynuhu xoog ku dhisanayo awood ciidan lagaga raray qoyskii deganaa Sidoo kale qoraa cali Qoryoolay ayaa madaxwaynaha ugu baaqay in uu dadkan uceliyo hanti waxa Uu sharciga uhaystaan hadii uu diido xukunka maxkamadaha isna aanay sharci ahayn madaxwaynenimadiisu HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/Wbu9EPx5Svg
Related posts:Khilaaf Culus Oo La Sheegay In Uu Ka Dhex Qarxay Madaxwayne Biixi Iyo Ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Sa... DAAWO;-Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Xukuumada Somaliland Iy... Madaxwaynaha Somaliland oo Xadhiga ka jaray Jidka Dawga Cad Wajigiisa Koowaad oo la dhammeeyey + Saw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|