Cali Khaliif oo Shaaciyey Cida Hortaagan Hirgelinta Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cali Khaliif oo Shaaciyey Cida Hortaagan Hirgelinta Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo
April 29, 2019 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)– Prof: Cali Khaliif Galaydh hadal ka jeediyay barnaamij doodeed lagu qabtay magaalada Berbera, ayaa waxa uu ka hadley haalka uu ku dambeeyay heshiiskii ay wada gadheen Xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa Axmed Siilaanyo iyo maamulka Khaatumo, isagoona hoosta ka xariiqay inaanu ilaa iyo hada fulin heshiiskaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/IAZgQTICXFM

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

COMMENTS
LINKS