Xukuumada Somaliland oo Deeq Xoolo Ah Gaadhsiisay Deegano Ka Mida Gobolka Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Deeq Xoolo Ah Gaadhsiisay Deegano Ka Mida Gobolka Gabiley
March 30, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Kaalmadii ay Xukuumada Somaliland ugu tala gashay in la gaadhsiiyo dadkii ay saamaynta weyn ku yeesheen duufaantii Sagar, ayaa Hay”adda kahortaga Afooyinku waxa ay maanta 6 deegaan oo ka tirsan gobolka Gabiley ay gaadhsiisay 900 oo neef.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS