|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Sheegay In Aanu Siyaasi Duur Xisbigooda Ka Mid Ahayn
March 3, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Axmed Canter oo ka mida masuuliyiinta sar sare Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa sheegay in aanu Xisbigooda haba yaraatee siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur ku matalin ka qayb galka munaasibad lagu qabtay magaalada Hargeysa oo lagu dhagax dhigayay dhismaha jidka isku xidha Wajaale iyo Berbera, isagoona tilmaamay in Xisbigooda dhawaan war qoraal ah ka soo saari doono inaanu Siyaasigaasi ka mid ahayn Xisbiga Waddani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Xildhibaan Axmed Muuse Oo Si Adag Uga Hadlay Askari Ciidanka Booliska Katirsan Oo Loo Xukumay Gaadhi... Wafti Ka Socda Somaliland Oo La Filayo In Safar Ugu Baxo Dalka Carbeed ee Emirateka Carabta Iyo Ujee... Nuxurka Kulan Dhexmaray Wasiirrada Arrimaha Debedda iyo Madaxtooyada Somaliland iyo Wasiirka UK U Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|