|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Tiknolajiyada Somaliland Oo Ka Warbixiyay Nuxurka Heshiis Ay kala Saxeexdeen Dhigiisa Dalka Djibouti.
March 14, 2019 - Written by Editor:Djabouti(W,N) Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknaloojiyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr. CabdiWali Sh. Cabdilaahi Suufi Jibriil Oo safar ku jooga dalka jabuuti ayaa ka warbixiyay heshiis ay kala sexeexdeen wasiirka warfaafinta iyo isgaadhsiinta dalka jabuuti. Heshiiskan ayaa ah mid la xidhiidha horumarinta arimaha iskaashiga labada dhinac ee boosaha iyo isgaadhsiinta. HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTA WARKAN; https://youtu.be/E-zAKGsL1Qc
Related posts:Marwo Rooda Cabdi Muuse Ayaa Soo bandhigtay Sababta keentay in Doorashada lagaga adkaado Xisbiga Kul... Guddoomiyaha Golaha WakiiladaSomaliland oo Jabuuti kaga qayb galka Xuska Maalinta Qaranimada .Jabuut... Galaydh oo siilaanyo kala wareegay dalkii xili xukumadu ku mashquulsanayd dagaal ka,dhana kooxda xid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|