Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland oo Gaadiid Kala Wareegay Hay”adda FAO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland oo Gaadiid Kala Wareegay Hay”adda FAO
March 3, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasirka wasaarada horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta Hay”adda FAO kala wareegay gaadiid iyo qalab loogu tala galay sidii loogu horumarin lahaa Beeralayda dalka.

Munaasibad balaadhan oo deeqdaasi Wasiirku kula wareegay ayaa lagu qabtay xarunta Wasaaradaasi, waxaana ka soo qayb galay masuuliyiin iyo shaqaale ka tirsan Wasaarada Beeraha iyo saraakiil ka socda Hay”adda FAO.

Ugu horayn waxaa munaasibadaasi ka hadley oo faah faahin ka bixiyay deedan ay Hay”adda FAO ku wareejisay Wasaarada Beeraha Maxamed Jaamac Gahayr iyo madaxa Hay”addaasi u qaabilsan deeqaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS