Hargeysa (WJN)– Wasiirkii hore wasaarada Cadaaladaa Somaliland Cabdiqani Maxmuud Caateeye oo maanta Madaxweyne Muuse Biixi bedelka ku sameeyay islamarkaana uu u magacaabay Wasiirka wasaarada Gaashaadhiga, ayaa ka hadley sida uu arko xilka cusub ee wasaaradaasi.
Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waxa uu digniin adag u diray maamul goboleedka Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka