|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland oo Kormeer Ku Tagay Ceelasha Biyaha Gabiley
March 25, 2019 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)– Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali “Koore” oo ay wehelinayaan maamulka heer gobolka iyo heer degmo ee gobolka Gabiley iyo qaar kamida Madax-dhaqameedka, ayaa si wada jir ah u soo kormeeray Ceelka Biyaha Botor oo ah halka ay biyahu uga yimaadaan Gabiley. Sidoo kale Wasiirka biyaha iyo Maamulka magaalada Gabiley ayaa soo kormeeray Ceel ay Wasaarada Beeruhu ka qoday mashruuca banka Wajaale oo biyahiisa la soo saaray.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Gabiley Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo: Xildhibaan Buubaa oo Golaha Wakiilada Ka Difaacay Inay Caqabad Ku Yihiin Qabsoomida Doorashoo... Caaqil Cumar Cismaan Oo Ka Hadlay Caleemo saarka Suldaan Beeshiisu ku Kala Qaybsantay Iyo Baaqa Uu U... Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo bilowday dhagaysiga Dacwadii Xukuumaddu Wargeyska Hubaal ku soo Eeda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|