|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Qaar Kamida Shirkada Isgaadhsiinta Kala Noqotay Ruqsadii
March 25, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suuxi, ayaa sheegay in ruqsadii ay kala noqdeen laba shirkadood oo kamida shirkadaha isgaadhsiinta. Wasiirka ayaa sheegay in Shirkadaha Isgaadhsiintu ay jebiyeen heshiiskii ahaa inaan boqol dollar wixii ka yar lagu diri karin Telefoonnada Gacanta (Mobile Money). Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo:Waraysi Xiiso Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada... DAAWO;Guddida Subeer Awal Ee Uk Oo Si Adag U Canbaareeyay Xukunkii Maxkamada Milatarigu Ku Riday Dan... Dadweynaha Reer Tog-Wajaale Oo Soo Dhaweeyay Isbadelka Maamulka Gobolka iyo Saldhiga Tog-Wajaale Ama... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|