|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland iyo Jabuuti oo Arrimaha Isgaadhsiinta Ka Wada-hadlaya
March 9, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland dr. Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi Suufi, ayaa ka warbixiyay socdaal isaga iyo wefti uu hogaaminayo ay ku tagayaan wadanka Jabuuti. Wasiirka Isgaadhsiinta ayaa sidoo kale sheegay in ay halkaasi kula soo kulmayaan Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Jabuuti, Isagoona sheegay inay kawada hadli doonaan arrimo la xidhiidha xoojinta Isgaadhsiinta iyo cilaaqaadka labada dal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:“Hadii Uu Digtaytar Meesha Qabsado Oo Umadda La Garaaco Oo Wixii La Doono La Marsiiyo, Waxay Ku Nool... Ayaamahii Balotelli Ee Liverpool Oo Soo Dhamaaday – Brendan Rodgers Oo Fariin Cad U Diray Xiddiga L... Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Ayaa Maanta Tababar Ufuray Hawlwadeenada Heer-gobol Iyo Heer-d... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|