|
|||||
WAJAALE NEWS
SOMALILAND 353 Xildhibaan Oo Ay Maanta Kaga Eegtahay Mudo Xileedkii La Doortay.Warbixin.
March 29, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Guud ahaan golayaasha deegaanka degmooyinka Somaliland ayay maanta kaga eegtahay mudo xileedkii loo kordhiyay taasi oo xiligan aanay jirin wax talaabo ah oo loo qaaday dhinaca doorashada iyo waxa laga yeelayo golayaasha deegaanka dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/FIY9RjXDPU4 Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|