|
|||||
WAJAALE NEWS
Ra”iisal Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Sidii Loo Xoojin Lahaa Xidhiidhka Somaliland
March 5, 2019 - Written by Reporter:Addis Ababa (WJN)- Ra”iisal wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta kulan laba geesood ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa. Abiy iyo Farmaajo ayaa ka wada hadley sidii loo xoojin lahaa nabadda gobalka ee heshiisyada hore loo saxeexay iyo qaabab loo hubiyo in xidhiidhka Kenya iyo Soomaaliya, sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha Itoobiya. Waxay sidoo kale ka wada hadleen sii wadida horumarinta dekadda iyo sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta xidhiidhka Somaliland si loo taageero nabadda gobolka Geeska Afrika. WAJAALENEWS DESK ADDIS ABABA OFFICE WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO;-Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ee G, Gabiley Oo Kooxo Ka Shaqaydoona Talaalka Xoolaha U kala d... Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Uudaaran Yahay! Dowladaha Hoose Ee Boorama Iyo Saylac Oo Ka Qaybgalay Kulan Ay Martigelisay Dowladda Hoose Ee Gabile... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|