Maamulka Gobolka Gabiley oo Xarun Caafimaad Dhagax Dhigay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley oo Xarun Caafimaad Dhagax Dhigay
March 3, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Golaha deegaanka degmada Gabiley oo ay hor kacayaan Maayirka iyo Badhasaabka magaaladaasi islamarkaana uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland, ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay xaruntii sadexaad ee Xanaano ee ay yeelanayso magaalada Gabiley.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/BZbpJFrYpCE

COMMENTS
LINKS