|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulankii Lagaga Doodayay Xeerka Ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinka oo La Soo Gabagabeeyay
March 21, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Kulankii u socday Maayirada iyo Badhasaabada dalka oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Hargeysa. Kulankan oo socday mudo laba cisho ah ayaa ujeedkiisy ahaa sidii waxka bedel iyo kaabis loogu samayn lahaa xeerka Ismaamulka gobolada iyo Degmooyinka dalka, iyagoona ay goob joog ka ahaayeen kulankan qaar ka mida Maayirada iyo Badhasaaada dalka, masuuliyiin ka socota Wasaarada arrimaha Gudaha, Xildhibaanada gudida arimaha gudaha, difaaca, Nabad geliyada ee Golaha Wakiilada iyo dhinacyada ay khusayo xeerkani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;- Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay In Xukuumaddu Ku fashilantay Colaadii Deegaanka Ceel Afwey... DAAWO; Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo xukuumada ku dhaliilay Qaabka Ay Ula Dhaqanto Dhalinyarada ... DAAWO: Gudoomiye MUUSE BIIXI Oo Si Jees-jees Ah Uga Hadlay Eedaymaha Isbahaysiga Musharaxiinta Ee Ah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|