|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland oo Mudo Kordhin Kale Samaynaya
March 6, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Golaha guurtida Somaliland ayaa la filayaa in mudo kordhin kale oo 2 Sano ah ay u sameeyaan golaha Wakiilada, iyadoona dhawaan mudanayaasha golaha Guurtidu ay mudo kordhin 9-bilood ah u sameeyeen golahaasi. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin “Dheeg” oo ka mida mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland, ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka, isagoona sheegay in golaha Guurtudu uu samaynayo mudo kordhin kale oo laba sano ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Kenya Oo Sheegtay In Ay Ku Soo Fool Leeyihiin Deegaannadeeda Boqolaal Ka Tirsan Xoogagga Al-shabaab Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo 48Saacadood Gudaheed Isku Burisay, Sheegaynta In Aanu Jirin Dugsi Lagu... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaaciyay Laba Musharax Oo Beesha Makaahi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|