Ehelada Laba Nin oo Lagu Eedeeyay In Madaxweynaha Ku Yidhaaden “Muuse Shaani” oo Ka Hadley Xukunkii Lagu Riday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ehelada Laba Nin oo Lagu Eedeeyay In Madaxweynaha Ku Yidhaaden “Muuse Shaani” oo Ka Hadley Xukunkii Lagu Riday
March 7, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mida ehelada laba nin oo lagu eedeeyay inuu Madaxweynaha ku yidhi “Muuse-Shaanni” maalintii shalay ahayd Maxkamada racfaanka gobolka Maroodi Jeex xukun ku ridday, ayaa sharci daro ku tilmaamay xukunkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS