|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Muuse Biixi,Kana Hadlay Arimo kale Oo Xasaasiya!!
March 4, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Sheekh Baladka Gobolka Gabiley Sheekh Ciise Sheekh Muxumed Warsame ayaa shir jaraa,id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Gabiley kaga hadlay arimo door ah isagoo Madaxwayne Muuse Biixi ku eedeeyay in uu wax qabadka gobolka gabiley hagarnayo dadka xukuumadii ku jiraana aanay ahayn kuwo awood ay wax ugu gudbiyaan madaxwaynaha aan lahayn. Sidoo kale sheekh ciise sheekh muxumed warsame ayaa sheegay in uu ka haajirayo gabiley inta ay xaalkeedu sidan yahay Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:Xukuumada Somaliland oo Warbaahinta Uga Digtay In Aanay Baahin Warar Aan Ka Soo Bixin Guddida Nabade... Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Magaalada Berbera ka Daahfuray Xafiiska Taraasidka Kastamada jsl. Misaaniyad Mala-Awaal ah oo aan xisaab celin laheyn + Mala -Awaal cusub oo gaadhaya 212 Miyan oo dol... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|