|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka DJABUTI Oo Abaal Marino Gudoonsiyay Shaqsiyaad Ay Ugarteen Inay Geyaan In La Maamuuso + Sawiro
December 10, 2014 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews) Munaasibadan Ayaa Ahayd mid ahayd mid Si Heer Sare Ah loo soo agaasimay Waxan Kasoo qayb galay Wasiiro Aqoon yahano Masuuliyin Ka tirsan Xukumadda Suxufiyiin magac weyn Ku Leh dalka iyo marti sharaf kale. Xafladan ayaa waxa soo qaban qaabiyay jahliyada Somaliland ee dalka Jabbuti iyadona ujeedadeedu daaranayd inay ku abaalmariyaan xubno ay ugarteen inay geyaan In lamaamuuso Gudoomiyaha Jaliyadda Somaliland ee dalka jabuuti Qoraa Nasir Abdrahim oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa xusay inay sanadkiiba hal mar Abaal marino gudoonsiyaan mudanka iyo shaqsiyaadka Reer somaliland ee ay u arkaan inay Horumar Sameeyeen isagoona tilmaamay inay shacbiga iyo xukumadaba kasoo dhex xulaan shaqsiyaadka ay isla gartaan gudidoodu inay la abaal mariyo Geesta kale dadkii abaal marinahan la gudoonsiiyay ayaa Jaliyada ku bogaadiyay doorka ay ka qaadanayso dhiirigelinta hawlaha ay qaranka U hayaan Related posts:Dimuqraadiyadda iyo baaskeelkuba way dhacaan, haddii aanay hore usii socon” Dharaaro Xusuustood Iyo... Weftiga Cuqaasha Buuhoodle Oo La Sheegay Inay Ku Kala Jabeen Sii Daynta Jaamac Kuutiye Inay La Hor T... DAAWO;Cuqaal Iyo Waxgarad Reer Burco Ah Oo Maxkamadda Sare Ku Eedeeyay in Ay Kula Kacday Xukun Cadaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|