|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;“Madaxwayne Goleyaasha Deegaanka Saxeexa Ka Jooji,Hanti Dhowrkuna Ha Noqdaan Kuwo Cadaalad Ushaqaynaya.”Siyaasi Axmed Kayse,
March 30, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Siyaasi Axmed Maxamed Bookh (Axmed kayse) oo kamida siyaasiyiinta gobolka gabiley ayaa fariin culus udiray Madaxwaynaha somaliand isagoo usoo jeediyay in uu bulshada kasoo gaadho golayaasha deegaanka oo wakhtigii La doortay uu dhamaaday saxeexana ka joojiyo maadaama aanay ahayn sharci. Sidoo kale Siyaasi Axmed Kayse ayaa sheegay in laba bilaabo 29 bishan aanay aqoonsanayn golaha deegaanka gabiley. Dhanka kale siyaasi Axmed Kayse ayaa hanti dhowrka guud ee qaranka ku eedeeyay in aanay cadaalad ahayn talaabooyinka ay qaadayaan balse ay cir gaara uu ku bartilmaameedsanayaan Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:DAAWO; Madaxwayne Biixi Oo Shaaciyay In Ay Siidaynayaan Maxaabiistii Ay Maamulka Puthland Ka Qabsade... “Ma laga Yaabaa Fadeexaddii Ugu Waynayd Ee Abid Soo Marta Somaliland, In Ay Noqoto Heshiiska Lala Ga... “Xisbiyada Aanu Tartamayno Lagama Rabo, Waalana Boobay Iyo Dad Dhintay Baa Codeeyay, Ee Ha Ku Qancaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|