DAAWO; Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Ay Ka Wada hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Ay Ka Wada hadleen!
March 10, 2019 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N) Wasiirka isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali sheekh cabdilaahi suufi  oo safar shaqo ku tagay dalka jabuuti ayaa maanya kulan layeeshay dhigiisa dalka jabuuti oo isagu lahaa martiqaadka wasiirka.

Sidoo kale waxaa kulanka wasiirada isgaadhsiinta  Somaliland iyo jabuuti ku weheliyay safiirka Somaliland ujooga jabuuti iyo xubo kale oo muhiim ah

Wasiirka isgaadhsiinta Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay kawada hadleen dhigiisa Dalka jabuuti

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS