|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Salaadiinta Beelaha Arab Oo Xukuumada Somaliland Uga Digay In Ay Ganacsade Axmed Geele U Dhiibto Dalka Jabuuti Iyo Sobobta!
March 31, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Madax dhaqameedka beelaha arab oo kamida beelaha somaliland dega ayaa xukuumada madaxwaynaha uga digay in uu jabuuti u gacan galiyo ganacsade axmed geele oo xurguf siyaasadeed udhaxayso madaxwayna jabuuti hanti uu leeyahay lagaga xayiray jabuuti. Sidoo kale madax dhaqameedka ayaa madaxwaynaha jabuuti ujeediyay eedo culus Dhanka kale salaadiinta ayaa xukuumadu ugu baaqay in ay arinta ay wasaaradaheeda qaar gacanta ku hayaan ay ka tanaasulaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo: Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Soo Bandhigay Maanso Uu Kaga Hadlayo Tacadiyada Ka Jira Xabsiyad... Daawo: Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Hada Booqday Cali Sandule Oo Xaalad Caafimad U J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|