|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo ka Warbixiyay Waxyaabihii U Qabsoomay Mudadii Ay Ku Sugnaayeen G. Gabiley Iyo Tirada Dacwadaha Ay Dhagaysteen.
March 17, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada sare ee jsl Prof Aadan Xaaji Cali iyo xubno ka socday gudida maxkamada sare oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uqabsomay mudadii ay gobolka joogeen iyo tirada dacwadaha ay dhagaysteen, Sidoo kale gudoomiye aadan ayaa faah faahin ka bixiyay heshiis ay wada galeen jaamacada tima cade iyo xafiis maxkamadeed oo ay ka fureen degmada allaybaday. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/rfhikq_Q8ys Related posts:Madaxweynaha JSL, Silaanyo, Waxa uu Tacsi u Dirayaa Qoyskii, iyo Shacbiga Reer Somaliland, Ee uu ka ... Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Kulan Deg Deg ah Isugu Yeedhay Haayadaha Caalamiga ah E... Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Dhul Hanti Guud Ah Ku Wareejiyay Shaqsiyaad Gaar Ah, Xili Ay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|