|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayay Oo Gaadhay Magaalada Boorama.
March 18, 2019 - Written by Editor:BOORAMA(W,N) Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland Prof Aadan Xaaji Cali iyo xubno katirsan gudida maxkamada sare oo maalmihii udanbeeyay hawlo shaqo ujoogay gobolka gabiley ayaa waji labaad ee shaqadooda ka bilaabi doona gobolka awdal oo ay maanta gaadheen HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|