|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Cabdi Good Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Kala Duwanaanshaha Somaliland Iyo Somaliya, Eedo Culusna Ujeediyay Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele.
March 21, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Cabdi Good Abees oo aalaaba ku caan ah falanqaynta sugaanta danbe iyo habdhanka anshaxooda ayaa falanqayn ku sameeyay riyadii shantii somaliyeed iyo sida ay xornimada u kala qaateen Sidoo kale cabdi good ayaa isbarbar dhig ku faaqiday sida ay ukala duwan yihiin Somaliland iyo somaliya Dhanka kale cabdi good ayaa eedo culus ujeediyay madaxwaynaha jabuuti iyo safarkii uu ku tagay muqdisho Cabdi good ayaa sidoo kale dhaliilay fanaaniinta xasan aadan samater iyo axmed cali cigaal oo madaxwaynaha jabuuti ku weheliyay socdaalkii uu ku tagay muqdisho waxa sobobay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Beesha Makaahiil Isaaq Oo maanta ku dhawaaqay in ay Qaadaceen Ka Qayb Galka Shirwaynaha Kulmiye War Deg Deg Ah: Shil Baabuur Oo Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Jidka U Dhexeeya ... Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Oo fariin Culus Udiray Xildhibaanada Mucaaridka ah Ee Golaha Deegaank... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|