DAAWO; Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Ciise Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Ciise Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland.
March 26, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N) Alle ha unaxariistee waxaa maanta magaalada Boorama Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Ciise buux oo kamid ahaa golaha guurtida Somaliland mudo dheer marxuumka ayaa xalay ku geeriyooday magaalada boorama.

Aaska marxuum Ibraahim oo ay soo qaybgaleen masuuliyiin madaxdhaqameed iyo bulshada ku dhaqan magaalada boorama ayaa waxay dadkii kasoo qaybgalay ka warameen taariikhda marxuumka iyo doorkii uu kulahaa nabadayntii beelaha Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA MARXUUMKA;

 

COMMENTS
LINKS