DAAWO; Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Oday Xaashi Muuse. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Oday Xaashi Muuse.
March 28, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Alle ha Unaxariistee waxaa maanta Magaalada hargaysa loogu sameeyay marxuum /oday Xaashi Muuse oo xalay ka Guuriyooday Hargaysa.

Aaska marxuum xaashi muuse oo kamid ahaa odayadii kasoo qayb qaatay dib udhiska somaliland

Waxaana Aaskan kasoo qaybgalay wasiiro, madaxdhaqameed iyo boqolaal kamida shacabka Caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA;

COMMENTS
LINKS