Barnaamijkii Aljazeera Ka Samaysay Dekedaha Geeska Afrika, Wuxuu Ahaa Mid ka Qaawan Milgaha Wax Loo Baadho! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Barnaamijkii Aljazeera Ka Samaysay Dekedaha Geeska Afrika, Wuxuu Ahaa Mid ka Qaawan Milgaha Wax Loo Baadho!
March 21, 2019 - Written by Editor:

Barnaamijkii Aljazeera Ka Samaysay Dekedaha Geeska Afrika, Wuxuu Ahaa Mid ka Qaawan Milgaha Wax Loo Baadho! ee loo yaqaan Investigative Journalism!

Wuxuu ahaa barnaamij bar tilmaameedsanayey shirkada DP World oo keliya sida ciidamada Sirdoonka u bar tilmaameedsadaan waxyaabo cadaw ku ah wadamadooda, muu u eekayn mid baadhitaan saxaafadeed ah.

Wuxuu la kulmay dad aan khibrad weyn u lahayn waxyaabaha uu ku qotomo heshiiska Somaliland iyo DP World.

  • Wuxu ka dhigayey in dalka Soomaaliya u maamulo Somaliland.
  • Wuxuu tilmaamay in shirkada DP World dad aad u badan ay ka soo horjeedsadeen oo keentay in ammaanku khatar ku galay. sida ainay inta badan xubnaha baarlamaanku isku maan dhaafeen.
  • Wariyhu inta uu waxyabahaa ka waramayo marna muu iman Hargeysa amma Berbera ee waxa ay joogtay magaalada Muqdisho…

. Waxa jira dalal badan oo ku tilmaamay barnaamijka Masaafatu Sifir ee lagu soo qaatay dagaalka dekeduhu inuu yahay barnaamij aan xaqiiq badan ku dhisneyn oo ay gabadh yar iskaga galgalanayso iyada oo fulinaysa siyaasada dalka Qatar oo keliya………

qoraal dhamays tiran oo arrintaa ku saabsan ayaan bartan soo gelin doonaa…..

Qalin;Cabdilaahi Beershiya.

 

COMMENTS
LINKS