Gabiley (WJN)- Askari ka tirsan Ciidamadda booliska magaalada Gabiley, ayaa khatar galiyey nolosha Wariye ka hawl-galla gobolkaasi. Islamarkaanna ku haw-lannaa shaqaddiisii suxufinnimo.
Sidoo kale, warbaahinta gobolka Gabiley, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirka arrimaha Gudaha ugu baaqay inuu soo farra-geliyo in la kala badbaadiyo Maayirka Gabiley iyo Suxufiyiinta ka hawl-gasha Gobolkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka