|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Shaacisay Inay Soo Dhaweynayso In Dawlada Itoobiya Dhex-dhexaadiso Soomaaliya
February 23, 2019 - Written by Reporter:Addis Ababa (WJN)- Todobaadkan horaantiisii, ayay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ay Magaalada Addis Ababa uga wada hadlay isbedellada gobolka geeska Africa iyo wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirka wasaarada arimaha Dibada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir “Faratoon”, ayaa faah faah faahiyay kulankaasi, isagoona cadeeyay inay Xukuumada Somaliland soo dhawaynayso inay dawlada Itoobiya dhex-dhexaadiso Somaliland iyo Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:“Hay'adda Shaqaaluhu Miyirkii Ha Soo Ceshato, Oo Ha Joojiso Xuuraanka Iyo Cabsi-gelinta Ay Kula Kaca... Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalka Dawlada Fadaraalka Itoobiya Iyo Tigrayga+Mowqifka Wadamada La De... "Korayl Caarre Waa Inuu Si Deg Dega Isugu Soo Dhiibo Ciidanka Qaranka Jsl "Xildhibaan Abokor Shidde COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|