|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Hinda Gaani oo Si Is Khilaafsan Uga Hadashay Xukunkii Dhalinyarada Darbi Jiifka
February 23, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Sahqo gelinta arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Hinda Jaamac Xirsi “Gaani”, ayaa si is khilaafsan uga hadashay xukun lagu riday Dhalinyaro Darbi Jiif ah, iyadoona sheegtay baadhis ku soo samayn doonaan xukunkaasi islamarkaana ay gudi u saartay. Dhinaca kale Wasiir Hinda Gaani, ayaa wakhtigii ay Maxkamadu xukunka ku riday Dhalinyaradaasi darbi Jiifka ah ayaa sheegtay inay taabacsan tahay Xukunkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Shirwaynaha 4Aad Ee Xisbiga... DAAWO; Xaalada Gacan Ku Haynta Biyaha Magaalada Gabiley Oo Meel Adag Maraysa Iyo Xildhibaanada Gol... DAAWO;-Masuuliyiin Katirsan Xukuumada Jsl Oo Gaadhay Gobolka Gabiley Iyo Goobaha Ay Kormeerka Ku Ta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|