Qandaraas Aan Lagu Tartamin Oo La Siiyay Ganacsade Caan ah. Iyo Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Sheegay In Aanay Waxba kala Socon! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qandaraas Aan Lagu Tartamin Oo La Siiyay Ganacsade Caan ah. Iyo Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Sheegay In Aanay Waxba kala Socon!
February 5, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxtooyada Somaliland ayaa la sheegay in qandaraas balaadhan siisay ganacsade caan ah kaasi oo aan lagu tartami

Sidoo kale gudida qandaraasyada qaranka ayaa sheegtay in aanay waxba kala socon bixinta qandaraaskaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS