|
|||||
WAJAALE NEWS
“Mashaariicda Horumarinta Ee Kor U Soo Qaadaya Dhaqalaha Dadka In La Siyaasadeyo Maaha, Heshiiska Somaliland iyo Dp World-na Wakhtigii Aan Joogay Ayuu Bilaabmay”.Xasan Sheekh
February 1, 2019 - Written by Reporter:Muqdisho (WJN)- Madaxweynihii hore ee dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadley heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Shirkada Dp World, Isagoona sheegay in aan la siyaasadayn mashaariicda horumarinta ee kor u soo qaadaya dhaqaalaha dadka. Dhinaca kale Ex: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa kale oo uu xukuumada Somaliland ugu baaqay inay soo bandhigto heshiiskaas ay la gashay shirkada Dp World.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Madaxweynaha Dalka Guinea Oo Geelaha Djibouti Uga Mahad-celiyay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaali... Daawo: Madaxwaynaha Somaliland OO Ka Qayb Galay Arday Tiro Badan Oo Ka Qalin Jabisay Jaamacada Harga... Safiirka Somaliland Ufadhiya Jabuuti Oo Dalka Keenay Wafti Chinese Iyo Dareenada Ka Dhashay Safaro Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|