|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Muuse Biixi oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Sii Daynta Abwaan Cabdiraxmaan Abees
February 26, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horaysay ka hadley sii daynta Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ay maalintii shalay ahayd Maxkamadda gobolka Maroodi jeex xoriyadiisii dib ugu celisay. Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi, waxa carrabka ku ballaadhiyey in qaranku leeyahay garsoor u madax bannaan hawlihiisa, isaga oo si gaar ah u hambalyeeyey go’aanka ay waaxda garsoorku kusii daysay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo muddo xabsiga ugu jirey eedaymo loo haystay, isaga oo bushadana ku adkeeyey inay ilaaliyaan shuruucda dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Dr. Bulxan Oo Ka Sheekeeyay Sababta Uu Xasan Sheekh Madaarka Ugu Jeex-Jeexay Heshiiskii Ay Isaga Iyo... Daawo: Madaxtooyada Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixisay U Jeedada Safar Uu Madaxwayne Siilaanyo Ku ... Masuuliyiin Katirsan Haayada Wadooyinka Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Wadada Gabiley Ilaa Caada! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|