Maayirka Boorama iyo Masuuliyiinta Dawlada Hoose oo Hawl Galo Ka Bilaabay Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Boorama iyo Dila | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Boorama iyo Masuuliyiinta Dawlada Hoose oo Hawl Galo Ka Bilaabay Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Boorama iyo Dila
February 20, 2019 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Maayirka magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi oo ay wehelinayaan masuuliyiinta Dawlada hoose ee Degmada Boorama, ayaa maanta waxa ay hawl galo wado balaadhin ah ka bilaabeen wadada hawl bowlaha ah ee isku xidha magaalooyinka Dila iyo Boorama.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS